Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Qaatay Kaadhkii Codaynta .

 

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kaadhka codaynta ka qaatay Hoolka Shaqaalaha Dawladda Ee Magaalada Hargaysa .

Waxaanu Gudoomiyuhu ka digay talaabo uu sheegay in Xisbiyada Qaarkood ay kaadhadhkii iibsanayaaan, isagoo ku tilmaamay in ay tahay caado-cusub oo ay xisbiyadu qaarkood soo kordhiyeen .

Ugu danbayn Bulshada waxaa uu ugu baaqay in ay codkooda ku ciil-baxaan oo ay ka gudbaan qoomamada soo noqnoqatay .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso