Daawo :Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Balaadhan Manta Loogu Soo Dhaweeyay Hargaysa + Sawiro

Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Si Balaadhan loogu soo dhaweeyay Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo Saaka dib ugu soo laabtay Dalka .

Murashaxa oo safar ugu maqnaa wadamada Yurub Iyo North America ayaa saaka waxaa Magaalada Hargaysa ku qaabilay Mawjado taageerayaal ah, kuwaas oo kor u lulayay calanka Xisbiga UCID isla markaana ku dhawaaqayay Ereyo ay ku muujinayaaan Taageerada ay u hayaan Murashax Faysal Cali Waraabe .

Waxaana soo dhawayntiisa ka qeyb qaadanayay Saraakiisha sare ee Xisbigaasi, Madax Dhaqameed iyo taageerayaal Tiro-badan .

 

Hoos Ka Daawo Khudbadda Murashax Faysal .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso