Daawo :Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Safiirka Somaliland Iyo Somalia U Fadhiyaa Dalka Ingiriiska .

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo  maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska Amb David Concar, markii shirkaasi soo dhamaadayna waxa saxaafadda la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire iyo Safiirka

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Warkan .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso