Sawiro : Soo dhaweynta Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi Ee Degmada Shiikh

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Shiikh ee Gobolka Saaxil

Kumanaan dadweyne ah oo xiiso iyo xamaasadi ka muuqato ayaa guddoomiyaha kusoo dhaweeyay degmada Shiikh.

Waxaana halkaasi laga jeediyay Khudbado kala gadisan oo ku tacaluqay qaadashada kaadhka Diinwaangalinta .

Sidoo kale waxay u Bulshada Deegaankaasi ay muujiyeen Taageerada uu Xisbiga KULMIYE ku leeyahay Degmada Shiikh .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso