Daawo: Wasiiru dawlaha Amniga Ee wasaarada arrimaha Oo Saaka Kormeer Kusoo Maray Goobaha Diwaan Galintu Ka Socoto Ee Degmooyinka Caasimada Haqrgaysa.

Daawo: Wasiiru dawlaha Amniga Ee wasaarada arrimaha Oo Saaka Kormeer Kusoo Maray Goobaha Diwaan Galintu Ka Socoto Ee Degmooyinka Caasimada Haqrgaysa.

Hargaysa( ToggaHerer ) – Wasiiru Dawlaha Amniga Maxamed Muuse Diiriyey Ayaa Saaka kormeer kusoo maray goobaha ay ka socoto kaadh qaadashadu ee degmooyinka kala duwan ee caasimada hargaysa.

wasiiru dawlaha ayaa bulshada ku booriyey inay qaataan kaadhka Doorasahda kaasi oo bulshada u suura galinaya inay codkooda ku doortaan musharaxa ay dalka u gartaan.

sidoo kale wasiirku waxaa uu bulshada ku u sheegay in kaadhkan ay manta qaadanayaan aanay kaliya ku codayn doonin doorashada madaxweynaha oo kaliya ee ay codayn doonaan ilaa doorashooyinka danbe ee soo socda ee Baarlamaanka Iyo Golaha deegaanka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso