Daawo :Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Soo Amba-Baxay Magaalda Abu Dhabi .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxmed Siilanyo ayaa maanta kasoo baqoolay magaalada Abu Dhabi, oo uu mudo 12 cisho ah ku sugnaa waxaanu Madaxweynuhu ku sii hakan doona magaalada Dubai mudo dhowr cisho ah, ka dibna waxa uu uga soo gudbi doonaa kuna soo guryo noqondoona dalkiisa hooyo.

Iyadoo Madaxweynaha Somaliland si heer sare ah loogu soo dhaweeyay dalka imaaraadka, iyada oo socdaalka Madaxweynaha lagu qaabilay qaab maamuskiisu aad u sareeyo .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso