War deg deg ah: Allah ha u naxariistee Waxaa ku geeriyooday 3 ruux oo uu darawalkii booyadu ku jiro halka midna uu ku dhaawacmay waday gadhiga kale kadib laba gaadhi oo isku dhacay duleedka bari ee magaalada Hargaysa.

Wardegdegah: Alleh ha u naxariistii Waxaa ku geeriyooday 3 ruux oo uu darawalkii booyadu ku jiro halka midna uu ku dhaawacmay waday gadhiga kale  kadib laba gaadhi oo isku dhacay duleedka bari ee magaalada Hargaysa.

Labadan Baabuur ayaa isku dhacay kuwaas oo kala ahaa gaadhi booyad ah oo siday biyo iyo gaadhi waaraad ah . Gaadhiga booyada ah ayaa waxaa ku geeriyooday dhamaan dadkii saarnaa oo ahaa sadex ruux oo uu ku jiro darawalki halka gaadhiga Shaambooga ah uu ku dhaawacmay darawlkii  waday.

Waxaa goobta isla markiiba yimid taliyaha ciidaka wadooyinka Ahna afhayeelka ciidanka booliska Gaashaanle sare Faysal Xiis. Mar ay warbaahinta Togaherer wax ka waydiisay Qaabka uu shilku u dhacay ayaa uu noo sheegay in ay wadaan baadhitaan sida uu shilku u dhacay.

Wixii war ah ee soo kordha kala soco togaherer

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso