Tacsi : Alleh ha u naxariistii Waxaa saaka waabarigii Geeryooday Marxuum Axmed Maxamed Xuseen “Jiciir”

Tacsi : Alleh ha u naxariistii Waxaa saaka waabarigii Geeryooday Marxuum Axmed Maxamed Xuseen “Jiciir”

 

Marxuum Jiciir Ayaa Waayyadan Sababo Caafimaad Darro u jiifay Magaalada Hargaysa.Taas oo ugu dambaystii uu u geeriyooday Xanuunkaasi.

Dhamaan Hawlwadeenada iyo shaqaalaha Warbaahinta Togaherer Waxay tacsi u dirayaan Eheladii iyo Qaraabadii u ka geeriyooday Marxuumku.

Sidoo kale Waxaa dhambaalo tacsi ah isoo gaadhsiiyey

Wasiir kuxigeenka Wasarada Arimaha Diabda Md Kayser Cabdilaahi

Xildhibaan/ Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Md Xildhibaan Cabdinaasir Yusuf Ciro ” Qodax”

Ganacsade Maxamuud Cabdi Gubadle

Cabdiwahaab Xasan Ismaaciil.

Mar labaad iyo mar sadexaad waxaanu leenahay  Sammir iyo iimaan Alleh ha idinka siiyo Cawil Khayr Qaba allhe ha idinka siiyo

Inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso