Gudaha Ka Eeg :Af-Hayeenka Ururka Barkhadle Oo Bogaadiyay Guddida Kaambeenka Ee Xisbiga Kulmiye U Magacaabay Gobolka Maroodijeex .

Af-hayeenka Ururka Barkhadle Maxamed Suudi ayaa Bogaadiyay Guddida Kambeenka Ee Xisbiga KULMIYE u magacaabay Gobolka Maroodijeex .

Waxaanu Af-hayeenku sheegay in Xubnaha iyo Masuuliyiinta la magacaabay yihiin Dadkii ku haboonaa, isla markaana ay leeyihiin kartidii ay ku gudan lahaayeen Xilkaasi .

Ugu danbayn Af-hayeenku waxaa uu Xisbiga KULMIYE u Rajeeyay Guul, Isagoo Masuuliyiinta la magacaabayna alle uga baryay in uu alle ku asturo xilkaas loo igmaday .

Advertisement

Ku Xayeysiiso