Gudaha Ka Eeg :Hambalyada Ciidanka Dab-demiska Qaranka JSL Ee Shacabka Somaliland Munaasibada Ciidal Fidriga.

Kullu Caam Wa Antum Bikhey , Dhamaan Maamulka Sare Ee Ciidanka Dab-demiska, Hogaanada, Hogaan Xigeenada, Horjoogayaasha Iyo Dhamaan Dab-demiyaasha Ciidanka Dab-demiska Qaranka JSL waxay Munaasibada Ciidal Fidriga awgeed Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa dhamaan Shacbi weynaha Islaamka meel kastooy joogaan gaar ahaan Shacbi weynaha Jamhuuriyada Somaliland.

 

Sidoo kale waxaa Ciidanka Dab-demisku Alle uga baryayaaa in acmaashi bisha Barakaysan ee Ramadan Alle enaga aqbalo, Ciidan Ciideedana Ilaahay enagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo, Horumar iyo in Ilaahay Nabadaa Jamhuuriyadan Somaliland ay ku naaloonaysana Ilaahay Haynoo adkeeyo.

 

 

 

 

Wabilaahi Tawfiiq.

Alla Mahad Leh.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso