Ciid Mubaarak :Sucuudiga Oo Sheegay In Ay Barri Ciid Tahay Iyo Magaalada Laga Arkay .

Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay in ay maalinta barri oo ah maalin Axad ah ay tahay Ciid, Ka Dib markiii bisha laga arkay Magaalada Sideer Ee Dalka Sucuudiga .

Sidaa darteed dhamaan Caalamka Islaamka, waxaa uu maalinta barri ah u dabaal-dagayaa Maalinta Ciida Soon-Fureed .

Ciid Mubaarak ayaanu Leenahay Ciid Mubaarak hadaanu Nahay Bahada Shabakadda Wararka Ee Togaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso