Daawo :Ururka Samafalka Haldoor Oo Afur-Sharafeed U Sameeyay Maayirka Caasimadda, Isla Markaana Gudoonsiiyay Shahaado-Sharaf + Sawiro

Ururka Samafalka Haldoor Ayaa xalay afur-sharafeed Magaalada Hargaysa ugu sameeyay Maayirka Caasimadda Hargaysa C/raxman Maxamuud Soltelco .

Waxaana ka soo qeyb galay Madaxdhaqameedka kala ah Chief Caaqil C/risaaq Maxamed Askar, Garaad Mustafe Maxamed, Xog-hayaha Degmada Maxamed Mooge Mudane Xasan, Saraakiisha sare ee Ururka haldoor .

 

Hoos Ka Daawo Warbixin ku saabsan Afur-sharafeedkaasi .

 

 


Advertisement

Ku Xayeysiiso