War Deg Deg Ah :Abwaan C/waaxid Cali Gamadiid Oo Dib U Helay Xorriyadiisi .

Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gama’diid oo Muddo laba sanno gaadhaysa ku xidhnaa jeelka Hargeysa ayaa goor dhaweyd xorriyadiisii dib u helay .

Waxaanu Abwaanku u xidhnaa Gabay uu ka tiriyay Dhacdo ka dhacday Dalka France, Iyadoo aanay ahayn Markii kowaad ee la xidho Abwaanka oo uu dib u helo xoriyadiisa, Balse gabayo kale oo uu tiriyay ayaa dhawr jeer dalalka Somaliland iyo Puntland ay u xidheen .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso