Wardegdeg ah Daawo : Dekadii Berbera oo Dabqabsaday kadib markii uu Kontiner Qarxay iyo Bakhtiinta Dabkii oo lagu guulaystay Se Khasaare intee leeg ayaa ka dhashay dabkaasi

Sida aan aanu warka ku helayno waxaa dekada Bebera ka kacay Dab aad u xoog badan taas oo la sheegay in Kontayner Dekada yaalay uu qarxay kadibna Dab iyo qarax aad u xoogani oo goobtii Dekada ka kacay .

Sida ay warbaahita Togaherer warka ku helayso waxaa la sheegay in dambkii lala tacaalay sidii aanuu ugu sii fidi lahay dekada taas oo aakhrkii lagu guulaystay in dabkii la bakhtiiyo.

Sida uu noo sheegay Goobjooge ku sugnaa meel aan ka fogay dekada ayaa waxa uu noo sheegay in ay dabkani uu ahaa mid aad u wayn oo ayba ka baqdeen in dekeda uu ku fido lakiin se markii dambe lagu guulaytay in la xakameeyo.

Ilaa hada ayaan wax khasaare nafeed ah aan na loosoo sheegin. Waxaanu isku daynay in aan la xidhiidhno madaxda dekada se noomay soorta galin iyagoo ay khadka ka baxsanaayeen cidii aanu la xidhiidhnay.

 

Wixi war ah ee ka soo kordha isha ku hay warbaahinta togaherer.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso