Daawo: Qisadii ninkii magaciisa daruuraha laga maqlay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (17)

Daawo: Qisadii ninkii magaciisa daruuraha laga maqlay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (17)

 

Nin saxaaraha maraya ayaa waxa uu kor ka maqlay daruuro la amrayo in ay ku biyaha ku shubaan nin beertiis. Qisadiiis ninkaas magaciisa kor laga maqlay ayaan ku soo qaadanaynaa barmaamijkan oo ka mida barmaamijyo aan u bixinay qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay. Fadlan halkan ka daawo siina fidi hadaad awoodo.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso