Dhacdo Aan Hore Loogu Arag Caalamka Islaamka . BY :Suldaan Nagiib

Suldaan c/casiis Jibriil Jamac (Suldaan Najiib)waxa aan rabaa inaa ka hadlo Arin aan hore loogu arag caalmaka islaamka oo maanta hargayisa ka taagan taas oo ah Xabaalaha ay waqafka u bixiyeen dad khayir shaqaysanaayay laakiin Mar qudha laga war helay in maalqabeen Reer hargayisa ahi uu cidii loo xilsaaray ku qanciyay in xabaalaha lagu wareejiyo isaguna uu meel kale u iibiyo taasna hadaanu nahay cidii waqafkaa bixisay raali kama nihin in waqafkii aanu bixinay looga faaiideeyo cid lacag isticmaalaysa waxa aan leeyay ilaahay halag baqo Haday cidi yeelanayso oo loo diiday waqafkii cidii lahayid ayaa leh waxa aan ka digayaa inaanay cidi naga qaadikarin xoog iyo xoolo toona cidkastoo arinkaa ku jirtaana ha ka baxdo .

Advertisement

Ku Xayeysiiso