Daawo :Sawir-Qaadi Abooray Oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Hargaysa Iyo Suxufi Yoonis Cali Nuur Oo Si Kooban Uga Hadlay .

Marxuum Sawir-Qaaden Abooray ayaa ka mid ahaa Hawl-wadeennada Wasaaradda Warfaafinta ayaa ku geeriyoday Hargaysa, Iyadoo Maanta aas balaadhan loogu sameeyay Hargaysa .

Suxufi-Sare Yoonis Cali Nuur ayaa si kooban u dul-istaagay Wixii uu ka yaqaanay Marxuum Sawir-qaade Abooray .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso