Gudaha Ka Eeg : Aqoonyahan C/raxman Iid Dhimbiil Oo Beeshiisu U Dooratay Murashaxa Doorashada Golaha Wakiilada .

Aqoonyahan abdirahmaan iid dhimbiil oo beeshisu u dooratay musharaxa aqalka wakiilada somaliland

Aqoonyahan ganacsade Abdirahmaan iid Dhimbiil oo beeshisu xalay u dooratay in uu musharax uga noqdo doorashada golaha wakiilada somaliland ee dhici doonta 2018 .
Abdirahmaan iid Dhimbiil oo ah aqoonyahan ganscasde ah oo ka mid ah Xisbiga WADDANI, isla markaana ah nin firfircoon oo buuxin kara ama hanan kara jagadan ay Beeshisu ugu cumaamadey iyadoo ilaa xalay qaybaha kala duwan ee bulshadu soo dhaweeyeen hambalyo iyo bogaadina loo diraayay
Abdirahnaan iid dhimbiil waxaa ku dhashay Magalada Hargeisa sanadkii 1975, waxaanu waxbarashdiisa ku soo qaatay Hargeisa .

Isagoo jamacadana first Degree ka diyaariyay global politics internayional
Isagoo shahadadiisa labaad ee master of degree ku qaatay diplomacy and internationwl relations .
Abdirahmaan iid dhimbiil waa ganacsade Degan Hargeisa, Waxaanu ka sharan yahay Gobolkan maroodi jeex, waana dhalinyarada aqoonyahanka ah ee ku dhiiratay in ay galaan saaxadda Siyaasadda .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso