Daawo: Qisadii ninkii waalidkii baariga u ahaa iyo liibaantii uu helay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (14)

Waalidka oo baari loo noqdaa waxa ay sabab u noqotaa liiban aduun iyo mid aakhiro. Qisada maanata ee qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanayaa qiso xambaarsan micnahaas.Fadalan daawo siina fidi hadaad awooda

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso