Gudaha Ka Eeg :Af-Hayeenka Golaha Guurtida Somaliland Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Ay Taageerto Cunaqabataynta Lagu Soo Rogay Dalka Qadar .

Af-hayeenka Golaha Guurtida Somalialnd XIldhibaan C/qaadir Indho-indho ayaa xukuumadda ugu baaqay in ay taageerto go’aanka lagu cunaqabteeyay dawaldda qadar .

Waxaanu Soo Jeediyay Af-hayeenku in Somaliland ay la safato Dawaldaha Cunaqabtayna Saaray Dawladda Qadar .

“ Somaliland Waa in go’aan iyo Siyasad Cad ka qaadata Cunaqabteenta la saaray Qadar, oo ay la safata Wadamada Carabta ee Sucuudigu hogaaminayo ..,” Ayuu Yidhi XIldhibaan Indho-indho oo Ah Af-hayeenka Golaha Guurtida Somaliland .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso