Akhritaw ma rumaysan kartaa in ilmo yar oo 11 bilood Jira Dhakhtar u qoray 24 dhalo oo Dawo ah 4 bilood Gudahood.

Ma rumaysan doontaa! 24 dhalo oo ‘dawo’ ah oo lagu dhaamiyay ilme yar oo 11 bilood jiray ammin ku siman 4 bilood. Weliba waxa ay ii sheegeen in qaar kale qashin la raaciyay.

Isu celcelin waa hal (1) dhalo shantii cishaba! Waxa aan male ku jirin in dawooyinkaasi cidhibxumo ku reebi doonaan caafimaadka inantaas yar. Weliba qoyskaas ilmahoodii curad ayay ahayd. Waxaan arrinkan la kulmay mar aan booqday guri ku yaal Hargeysa. Waa wax laga murugoodo. Waxana uu tusaale u yahay sida aan maangalka ahayn ee dalkeenna looga adeegsado dawooyin tayo liita oo sida daadka loo soo geliyay.

Dhakhaatiirta Daaraha Dheer Ka jeexday Caasimada Somaliland Ee Ilaahay mooyee Cid la xisaabtamaysaa aany Jiray Waxa kaliya ee ay ka macaashaana tahay Ilamahan iyo intii la midka ah .

Waxaa Dhacda in dad badan oo Xauun darii u tagay Wadamada Horumaray in La yidha Xanuunkaad Qabtay Waxaa ka baday Xanuuna aad ka qaaday Dawooyinkii lagu siinaayey  Waana Aafo Qaran oo Dadku ay ku ku khasban yihiin in ay u tagaan oo ay dawo u raadsaaan .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso