Daawo: Qisadii Ninkii aaminka ahaa iyo mucjisadii uu Allah siiyay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (9)

In la ilaaliyo balanka iyo amaanadu waa arin ay waynaysay diintenu. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabigu (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadaynaa nin ay amaanda iyo balankuba ku cuslaayeen oo uu nabigu (CSW) inooga sheekeeyay. Dadkeenu marar badan balanka aad uma ilaaliyaa, waa qiso muhiim inoo ah hadaynu Soomaali nahay. Fadlan daawo siina fidi hadaad awoodo.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso