Alleh ha u naxariistii Waxaa magaalada Hargaysa ku Geeriyooday Mujaahid Otto Biixi Caalin Oo Maalamahan ku Bukay Magaalada Hargasya

Alleh ha u naxariistii Waxaa magaalada Hargaysa ku Geeriyooday Mujaahid Maxamd  Biixi Caalin “Otto” Oo Maalamahan ku Bukay Magaalada Hargaysa.

Otto Biixi Caalan Ayaa ka mid ahaa Ciidamadii Hubaysnaa ee Dagaalka Kala hortagay Taliyskii Siyaad Barre Kuwaas oo ku guulaystay in ay Xukunka ka tuuraan Taliskasi Sido kale Otto Bixii Waxa uu ka mid ahaa Siyaasiyiinta Somaliland Taas Aa aakhirkii dambe uu Otto Tiisii Ay noqotay uuna ku geeriyooday Magaalda Hargaysa oo Uu Xanuun la jiifay .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso