Daawo Ful HD: Kulankii Wasiirka Arimaha Dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire Iyo Jaaliyada Somaliland Ee Washington USA

Wasiirka arimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire waxa uu la kulmay Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Washington iyo nawaaxigeeda. wasiirku wuxuu jaaliyada uga waramay safarkiisa iyo wixii u qabsoomay intii uu joogay dalkan Maraykanka iyo xaalada abaaraha iyo sidii loogu gurman lahaa dadkeena ay abaaruhu saameeyeen. Xafladan waxa dhaqaale loogu ururiyey dadkeena abaaruhu saameeyeen iyadoo la fulinayo codsigii madaxweyna Somaliland Mudane Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo.

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso