Qisadii daayeerkii ninka taajirka ah kashifay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (7)

Assalamu Calykum

Mararka qaarkood qofka khiyaamada sameeya waxa laga kashifaa meel aanu filayn. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanaynaa nin taajir ahaa oo dadka khiyaamayn jiray oo uu daayeerkiisii kashifay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso