Gudaha Ka Eeg :Ardayda Somalida Ah Ee Wax Ka Barata Dalka Canada Ee Somali Aid Campaing Oo Deeq Soo Gaadhsiisay Dad Danyar ah Oo Ku Dhaqan Hargaysa + Sawiro 

Deeq Ay Ardeyda Somalida ah ee Somali Aid campaing ee Wax ka Barata Ottawa Canada

Ugu Taburuceen Dadka Aan Awoodeyn Afurka Bisha Barakaysan Ee Ramadaan  oo maanta la gaadhsiiyay dadkaasi .

Deeqdaasi oo ay Ku soo Hagaajiyeen Saxafiyada Caanka ah Hoodo Garays, ayaa saxafiyadani ay gaadhsiisay dadkii loogu talo galay Deeqdani  .

Deeqdan ayaa waxaa ka dareen celiyay Dadkii danyarta ahaa, waxaanay alle uga baryeen in alle ajar ka siiyo dadkii deeqdani soo bixiyay, iyagoo sidoo kalena u mahadnaqay Saxafiyad Hoodo Garays oo Deeqdan soo gaadhsiisay .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso