War degdeg ah : Askari Toogasho ku dilay Taliye kuxigeenka Gantaalaha Iyo Askrigii oo La baadi Goobaayo

Askari ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland ayaa toogtay sarkaal ka tirsan xerada ciidanka qaranka ee galbeedka Buurta Bantaalaha ee magaalada Hargaysa.

Sarkaalkan Geeriyooday  Oo Lagu Magcaabi Jiray Dal-Dal ahaana taliye ku xigeenka ciidanka  Gantaalaha ayaa lagu soo waramayaa inuu u geeriyooday rasaas uu ku faray askariga ka tirsan ciidanka.

Dhinaca kale wararka na soo gaadhay ayaa lagu soo waramayaa inuu askariga markii uu fuliyay dilka goobta ka baxsaday isla markaasna waxa la sheegayaa in lasoo qabtay nin meherada haysta oo uu u dhiibay qorigii uu dilka ku fuliyay.

Ilaa hadda taliska ciidanka qaranka iyo wasaarada kashaan-dhiga Somaliland wax war ah kamay soo saarin dilka taliye

Advertisement

Ku Xayeysiiso