Gudaha Ka Eeg :Tartan Ciyaareed Xisbiga WADDANI Ku Xusayo Saraakiishiisi Ku Xidhnayd Xabsiga Oo Hargaysa Laga Furay .

Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa tartan ciyaareedkii ay ugu tallo-galeen bisha barakeysan ee Ramadaan ay ku fureen qaab noociisu ku cusub yahay dalka,

Waxaana ay sheegeen in tartan ciyaareedkaasi ay ugu tallo-galeen in ay ku xusaan saraakiisha Xisbiga WADDANI ee muddooyinkii dambe ku xidhnaa jeelka weyn ee Hargeysa.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso