Sawiro :Madax Dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beelaha Ciidagale Iyo Dhulbahante Oo Wada Hadalo Uga Furmeen Magaalada Hargasya .

Kulan qado ah ayay maanta isugu yimaadeen Madax dhaqameedka iyo Odyaasha  Labada Beelood ee Ciidagale iyo Dhulbahante .

Qado-Sharaftan oo ka qabsoontay Riyaad Hotel Ee Hargasya, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madax dhaqameed ka soo jeeda labada Beelood .

Ujeedada ugu muhiimsan ee labada Beelood ay wada hadalada u furen ayaa la xidhiidha in ay labadan beelood ay isku xulufaystaan Masiirka Siyaasadeed Ee Beelahaasi .

Xisbiga UCID ayaa Murashaxa Madaxweyne ku Xigeen Ee Xisbigaasi ka soo xulanayo Gobolka SOOL  .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso