INAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN. Tacsi Marxuumad Aamina Xaaji Diiriye Ducaale oo ku Geeritooday Magaalada Burco

INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN.
Tacsi Marxuumad: – AAMINA XAAJI DIIRIYE DUCAALE INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN. OO KU Geeriyootay Magaalada Burco

Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada . Anagoo ka Tiraanyeysan Geeridaasi Waxaanu Tacsi u diraynaa Marka hore dhamaan Qoyska Marxuumada Reer Cali Jalax iyo Reer Maxamed Daan-shood gaar ahaana :- Caruurteeddii Axmed . Deeqa Iyo Canab (Ilma Cali Jalax) Iyo Faarax iyo Cabdi (Ilma Maxamed Daan-shood) :- oo aanu ka Tacsideynayno Geeridaa . Marxuumadda Hooyadood : Aamina Xaaji Diiriye Ducaale oo ku Geeriyootay Magaalada Burco /Somaliland Maanta Khamiis ahayd 18-05-17. Berito oo Jimce ahna lagu Aasi doono Inshalaah Magaaladda Burco.

Dhamaan ehelada iyo Qaraabada hoos ku xusan , Iyagoo ka Tiraanyaysan Geeridaasi timi waxay tacsi u dirayaan Qoyskaasi eheladda Marxuumadda Gaar ahaan Caruurteedda oo aanu ka tacsideynayno Marxuumadaasi oo ku Geeriyooday Magaalada Burco Maanta oo Khamiis ahayd, Bishuna 18/05/17 .

Waxaanu leenahay Illaahay samir & iimaan ha idinka siiyo , Iyadana (Marxuumadda) . Waxaanu Eebe uga Baryaynaa inuu janadii Fardawsa ka Waraabiyo. aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin.

Chief Caaqil Xasan Abokor Dhuuxyare
Chief Caaqil Cismaan Salebaan Diiriye.
Xildhibaan Mubaarik Yusuf Elmi (Bidhi).
Agaasime :- Idiris Axmed Cawed Iyo Reerkiisa
Gudoomiye Gudaha (RS) Sh. Salebaan Cali Liibaan Iyo Caruurtiisa.
Gud. Debadda (RS)Abw. Mubaarik M. N. Qoor.u Baxay Iyo Qoysaskiisa.
Gud.Ku.Xigeen (RS)Keyse Axmed Cawed (Keyse Badane) Iyo Qoyskiisa
Eng. Cabdilaahi Biixi Ismaciil iyo Qoyskiisa.
Prof. Axmed Cilmi Ismaciil Iyo Caruurtiisa.
Garyaqaan. Cali Cabdiraxmaan Nuur iyo Caruurtiisa,
Dr. Adan Siciid Liibaan Iyo Qoyskiisa.
Abwaan Cabdirisaaq Jaamac Wersame (Aar).
Dowlad Cabdilaahi Cilmi Iyo Caruurtiisa.
Eng.Faarax Xaaji Haybe Cabdi Iyo Qoyskiisa.
Eng. Muuse Nuur (Qoor-ubaxay) Iyo qoysaskiisa.
Dayib Maxamuud Bare iyo Qoyskiisa. .
Sh. Adan Maxamed Jaamac (Adan Xoosh) Iyo Caruurtiisa.
Sh. Khadar Yusuf Elmi Iyo Reerkiisa.
Maxamed Xaaji Diiriye Iyo Caruurtiisa.
Maxamed Muuse Faradheere (Madaalle) Iyo Qoyskiisa.
Maxamed Yuusuf Cawed iyo Qoyskiisa.
-Maxamed Nuur Cibraan Iyo Dhamaan Qoyska Reer Nuur Cibraan.
-Daahir Xasan Jaamac Iyo dhamaan Qoyska Reer daahir Xasan.
Gud. Caydiid Maxamuud Ciise Iyo Caruurtiisa .
Cabdi Jaamac Carte iyo Caruurtiisa .
. Mustafe Cabdilaahi Cilmi iyo qoyskiisa.
. Abdi-kariin Axmed Soyaan iyo Xaaskiisa .
-Abdi-aziis Salebaan Cali Liibaan iyo Xaaskiisa.
. dhamaan Qoyska Reer Cabdi Xasan max,ed
-Adan Nuux Xaaji Maxamud iyo dhamaan reer nuux X.Maxamud
. Maxamed Abdilahi Cilmi (Dowlad) Iyo Qoysaskiisa.
Cismaan Cabdi Xaaji Maxamud Iyo Caruurtiisa.
Cabdi Axmed Xaaji Diiriye Iyo qoyskiisa.. .
.Maxamed Muuse Salebaan Iyo qoyskiisa.
. Xog. Adan Rashiid Cilmi Iyo Qoysaskiisa.
. Khadar Rashiid Cilmi Iyo Qoysaskiisa.
. Qaalib Xuseen X,cabdi Iyo Qoyskiisa.
Axmed Xuseen Cilmi (Dhafuuje) Iyo Qoyskiisa.
. Adan Yusuf Elmi Iyo Caruurtiisa .
. Eng, Adan Salebaan Diiriye Iyo Qoyskiisa.
. Xuseen Maxamed X.Adan Iyo Qoyskiisa.
. Cali (Bashir) Maxamud Ciise (Miskiinka) Iyo Qoysaskiisa,
. Sacad Jaamac Bare (Sacad J.Nuur) iyo Caruurtiisa,
. Xuseen Salebaan Diiriye Iyo Qoyskiisa.
.Rashiid Cabdilaahi Macalin Iyo Caruurtiisa.
.Cabdi Daahir Xasan Iyo Qoyskiisa.
. Farduus Jaamac Carte iyo Saygeedda.
Hinda Cabdi Xasan.
Khadra Xaaji Haybe X.Cabdi Iyo Caruurteeda.
Ifraax Jaamac Axmed Iyo Qoyskeedda.
Xaali Maxamed Jaamac (Xaali Xoosh) Iyo Caruurteedda.
Kaltuun Xuseen X.Cabdi iyo Caruurteedda.
Farduus Axmed X.Diiriye iyo Caruurteedda.
Yurub Nuux X. Maxamuud Iyo Saygeedda.
Mahdi Xaaji Haybe X.Cabdi.
Abw, Cismaan Cabdi Xaaji Maxamuud iyo Caruurtiisa.
Ayaanle Maxamed X.Jaamac(Ayaanle Xoosh) iyo Caruurtiisa.
Khadra Xaaji Haybe Iyo Caruurteedda.
Dr, Sarca Daahir Xasan iyo Caruurteedda.
Maxamed X. Haybe X,Cabdi iyo Qoyskiisa,
Xasan Maxamuud Ciise Iyo Qoyskiisa,
Axmed Jaamac Bare (Xaaji Jaamac Nuur).
Faadumo Axmed Jaamac iyo Caruurteedda.
Saalax Daahir Xasan.
Siciid Xasan Ciise (Gacmo-Yare).
Yaasir Daahir Xasan iyo Qoyskiisa.
Eng, Maxamed Cali X.Maxamuud.
Xasan Maxamed X,Ibraahim iyo Qoyskiisa.
Maxamed Ciise X,Ibraahim.
Aqoonyahan.Hamse Cabdiraxmaan X.Cabdi.
Tayasiir Daahir Xasan Iyo Qoyskiisa.
Marxuumadda:- Waxaanu ILLAAHAY uga baryaynaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

Adan Yusuf Elmi , B,ham UK.

Advertisement

Ku Xayeysiiso