Gudaha Ka Eeg :Maayirka Degmada Xariirada Oo Geeriyooday .

 

Maayirka Degmada Xariirad Abokor Xasan Guuleed ayaa lagu soo waramaya in uu geeriyooday ka dib markii uu qaaday Daad marayay Dooxa Sac-Waraabis Ee Deegaankaasi .

Waxaanu Maayirku uu ka mid aha Wafti uu hogaaminayay Wasiirka C/risaaq Waabari Rooble, waxaana wararku intaas ku darayaan in Gaadhigan oo ahaa gaadhigii Wasiirka ay saarnaayeen Afar Ruux oo kala aha Wasiirka, Maayirka, Askari iyo Suxufi .

Wasiirka iyo labada ruux ee kale ayaa xaaladdooda caafimaad laal tacaalayaaa

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso