Daawo : Sidee Baad Uga Gaashaaman Kartaa Cadowtinnimada Shaydaanka iyo Waswaasintiisaba

Shaydaanku waa cadowga koobaad ee ilaahay ballan ugu qaaday inuu beni’aadamka xaqa seejinayo oo uu naar ku hubsanayo, inta xadhiga ilaahay qabsata ee dariiqa toosan ku hagaagta ee ka badbaada mooyee.

Sidaa darteed, In qofka muslimka ahi ka gaashaanto dhagarta shaydaanka iyo waswaasintiisaba waa biyo kama dhibcaan. Qodobkan waxa si faahfaahsan uga hadlaya sheekh Maxamuud Maxamed Shibli.

Daawasho wacan oo ku camal-fal fiican.

Advertisement

Ku Xayeysiiso