Beesha Dega Deganadan Aw Barkhadle , Qoolbuulale Iyo Celiyo Ayaa Tageeradooda Iyo Cududooda Ku Biraanay Xisbul Xakimka Talada Dalka haya Ee Kulmiye

Beesha Dega Deganadan Aw Barkhadle , Qoolbuulale Iyo Celiyo  Ayaa Tageeradooda Iyo Cududooda Ku Biraanay Xisbul Xakimka Talada Dalka haya Ee Kulmiye Waxan Loo Balansan yahay Maalinta Sabtida Ee Taarikhdu Tahay 13/5/2017 Hotel Adam’s Inn  In Logu Qabto Xafalada Soo Dhaweeyn Ah .

 

Ku Soo Biritanka  Tageerayshan Ayaa Noqonaysa Mid Wax Wey k Badalysa  Siyaasadii Guudahan Deganadasi , Iydo Beesha Degta Aw Barkhadle , Qoolbuulale Iyo Celiyo  Ayaa Uu Argto  Xisbiga Kulmiye Inu Yahay Xisbaga Kaliya Ee Maanta Guul Gadhsin  Karaa

 

 

Muunsaibad Loo Qabanayo Soo Dhaweynta Beesha Degta Aw Barkhadle , Qoolbuulale Iyo Celiyo   Ayaa Si Weyn Loga Dareemay Guudaha Magalada Hargeysa Iyo Waliba Konfurta Magalada Iydo Uu Diyaar Garoow Badani Ka Muuqado

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso