Daawo :Siyaasi Axmed C/Laahi Jaamac Sifir Oo Geeriyooday .

Siyaasigii Caanka ahaa ee Axmed C/laahi Sifir oo Ahaa Siyaasi xilal ka soo qabtay Dawladda Somalia, Sidoo kalena ahaa Safiirkii Somaliland Ee KENYA ayaa ku geeriyooday Dalka KENYA .

Marxuum Sifir ayaa in badan aaminsana Mabda’a Somaali-Wayn, ayaa ugu danbayntii qaatay qaddiyadda Somaliland, Isagoo noqday Safiirka Somaliland Ee Dalka KENYA .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso