Gudaha Ka Eeg :Xog-Haye Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Ee WADDANI Oo Is Cassilay .

Xog-haye ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Cabdale Maxamed Faarax Jirde ayaa Maanta iska Cassilay Xiilkii uu ka hayay Xisbiga WADDANI .

Xog-haye ku xigeenka waxaa uu sheegay in Xisbigu Koox u afduubanyahay, isla markaana aanay suurtagal ahayn in aan ku sii jiro .

Ugu danbeen wxuu sheegay in dhaliilaha ka jira Xisbiga WADDANI, ayaa dhawaan so ifbixi doonaaan .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso