Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Isbedel-Doonka Somaliland Ee Samadoon Iyo Xisbiga Ucid Ka Dib Markii Ay Midoobeen Maanta .
Ururka Sama-Doon oo ay ku midoobeen Dhalinyarada isbedel-doonka ah Ee Reer Somaliland oo maanta ku biiray UCID .
Hoos Ka Daawo Muuqaal Kooban Oo Ah Markii La Kala Saxeexayay Heshiiska .