Daawo: Afartan Sifo Haddii Aad Isku Aragto Waa Munaafaqnimo Badhaxtiran

Munaafaqnimadu waa astaan qarriban oo dhaawac halis ah u gaysata iimaanka qofka muslimka ah. Si cad ayuu qur’aanku u bayaamiyey in munaafiqiintu ay gelayaan naarta halka ugu hoosaysa, is la markaana nebigeenna suubban ee Muxammad (NNKH) is na aad buu uga hadlay xumaanta munaafaqnimada.

Haddaba, si aad wax badan uga ogaato munaafaqnimada iyo astaamaheeda, in aad ka badbaaday  iyo in kale waxa aad daawataa muxaadaradan kooban ee sheekh Maxamed Cabdi Ummal uu qodob munaaqfaqnimada kaga hadlayo.

Waana qodobkeennii todobaadlaha ahaa ee wacyiglinta diinta islaamka ee aad kala socotaanMIDHAHA DIINTA.

Daawasho wacan oo ku camal-fal fiican.

https://www.youtube.com/watch?v=PGBkgFL-IO8&feature=youtu.be

Advertisement

Ku Xayeysiiso