Daawo Sawirada :Xafladda Daah-Furka Qaybinta Kaadhadhka Cod-Bixiyayaasha Ee Gobolka Awdal Oo Hadda Ka Socota Magaalada Borama .

Xafladdan oo ah mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin kala duwawn oo ay ka mid yihiin, Hogaanka Saddexda Xisbi Qaran, Madaxda Gobolka Awdal, Xubnaha iyo Hogaanka Komishanka Doorashooyinka, Diblumaasiyiin ka socda Midawga Yurub, Wasiiro, Madax-Dhaqameed, Dadwayne tiro-badan iyo Marti Sharaf kale .

Waxaana laga jeedinayaa Khudbado ku tacalluqa Qaadashada Kaadhka Diinwaangalinta .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso