Gudaha Ka Eeg :Madaxii Hawl-Gainta Ee Ciidanka Police-Ka Gaashaanle Sar Maxamuud Ducaale Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Halka Loo Baddalay .

Wararka aanu helayno ayaa sheegay in Madaxii Hawl-galinta Ee Ciidanka Police-ka Somaliland Gaashanle Sare Maxamuud Ducaale in Taliyaha Guud ee Ciidanka Police-ku Uu Xilkii ka qaaday .

Waxaana Sarkaalkan loo baddalay In uu noqdo Hogaanka Tobobarka Ee Ciidanka Police-ka Somaliland .

Ilaa Hadda ma cadda Sababta Rasmiga ah ee Xilka looga Caydhiyay Sarkaalkan, Maadaama aanay wali jirin Warqad official ah oo ka soo baxday Taliska Guud Ee Ciidanka Police-ka Somaliland .

Advertisement

Ku Xayeysiiso