Daawo: Shaqaale Waynaha Madaarka Hargaysa Oo Lacag ku tabarucay Kuna Wareejiyey Lacag dhan $4830 Ay kaga Qayb Qaadanayaan Dadka Abaartu Halakaysay

Waxaan Maanta ku Wareejinay Gobolka Buhoodleh Lacag dhan 4830$ oo ay ku Tabaruceen uguna Deeqeen Mushaharkoda Shaqale waynaha Madarka Egal International Airport lacagtaas oo ay ugu talla gallen Sidii ay ugu qayb qadan lahaayeen Walaalahooda rer Buhoodleh ee ay ku habsantay Abaartu iyo Wali Shubanku lacagtaas oo uu Gaadhsiyay Gobolka Buhoodleh Xisaabiyaha Madarka Egal

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso