Daawo :Suldaan Cawil Fiiqle Oo Faahfaahiyay Deeq Lacageed Oo Xisbiga KULMIYE Soo Gaadhsiiyay .

Xisbiga KULMIYE ayaa deeq lacageed oo dhan 10,000 $ dollar ku wareejiyay Ururka Midnimo .

Masuuliyiinta ka socday Xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Kulmiye Mudane Jaamac Shabeel iyo Masuuliyiinta kala ah Xuseen Badmaax, Xuseen Jaamac, C/laahi Jaamac ayaa deeqdan wareejiyay .

Gudoomiye ku xigeenka ururka Midnimo Mustafe Maxamed ayaa Xisbiga Kulmiye uga mahad-naqay Deeqdaasi .

Deeqdan Lacageed ayaa Xisbigu kaga qeyb qaadanayaa Gurmadka dad-ka shubanku ku dhacay ee ku dhaqan Degmada Daroor .

 

 

Hoos Ka Daawo Muuqaalka Suldaan fiiqle .

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso