Tacsi: Inaa lilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun Alleh ha u naariistee Waxaa Dalka Sweden ku Geeriyooday Abwaan Xasan Qawdhan

Inaa lilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun Alleh ha u naariistee Waxaa Dalka Sweden ku Geeriyooday Abwaan Xasan Qawdhan Yusuf

Abwaan Xasan Qawdhan ayaa ka mid ahaa Foolaadka Fanka Ummadda Soomaalida, Wuxuu lahaa Heeso badan iyo Ruwaayado.

Marxuumka ayaa Ragii la saaxiibka ahaa Sheegeen in uu Ahaa Addoon Saalix ah oo dun Wanagaasan.
inaalilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun.

Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa, badhtamihii 1944-kii, Waxaanu Xaqi ku helay Sweden Maanta oo ah 19 April 2017.

Alle qabriga ha u nuuro Ehelki qarabadii Asxbti Bahweyntii Dhaqanka iyo Suugnta ee u ka midka aha dhamntood Samir iyo Iiman Ilahay ha ka siiyo Amiin Amiin.

Advertisement

Ku Xayeysiiso