Jaaliyada kasoojeeda Degmada Daroor ee gobolka Jarareed ee kudhaqan Magaalada Minneapolis ee gobolka MN oo kamahad Celisey Wanaaga iyo waxqabadka balaadhan ee ay xukuumadu kahirgalisey Degmada Daroor iyo guud ahaanba Degaanada kale

Jaaliyada kasoojeeda Degmada Daroor ee gobolka Jarareed ee kudhaqan Magaalada Minneapolis ee gobolka MN oo kamahad Celisey Wanaaga iyo waxqabadka balaadhan ee ay xukuumadu kahirgalisey Degmada Daroor iyo guud ahaanba Degaanada kale

Jaaliyada Oo isugu timid Shir ay kutaageerayaan XDSHSI ee Uu majaraha uhayo Madaxweynaha DDSI iyo Sida Hagrasho La’aanta ah ee Uu Shacabka kubadbaadinayo Shirkan Oo Nuxurkiisu ahaa Mahadnaq iyo Taageerid aad usareysa Oo ay usoojeedinayaan Madaxweynaha DDSI iyo Socdaalkiisii Gurmadka Abaaraha iyo Sida Uu madaxweynuhu Uga hawlgaley Degmooyinka iyo Gobolada ay abaaruhu Saameeyeen ee ay kamidtahey Degmada Daroor.

Madaxweynaha DDSI Mudane Abdi Mohamud Omar Oo maanta Badbaadiyey Dadkii iyo Duunyadiiba Oo aan Fariisanin Tan iyo intii ay bilaabatey Abaata ay roobyaraantu Keentey Oo ah mid at taariikhdu Qortey ahna mid aanaan Marnaba la Iloobi doonin Sida masuulnimada iyo hagrasho La’aanta ah ee Uu Shacabka Wax oogu Qabanayo kanasaarey Mugdigii iyo Mala’awaalkii ay kusheekeenjireen Dadka Beenta iyo borobogaandada Kudhexwadijirey Qurbahajoogta Kasoojeeda Degmada Daroor.

Jaaliyada Degmada Daroor Oo aad ugu faraxsan waxqabadka Xukuumada madaxweyne abdi Mohamud Omar Soona dhaweysey Socdaaladii isdabajooga ahaa ee Uu madaxweynuhu kutagayey Daroor kunafaraxsan Ceelka Laga qodey Degmada Daroor ee mudada yar gudaheed Lagu hirgaliyey ee Shacabka kunool Daroor kadhigtey Rajo nololeed oo ayna Haweysanjirin Indaroor Laga heli Ceel biyood

Jaaliyada ayaa balanqaadey iney Garab iyo gaashaan unoqonayaan Xukuumada Madaxweyne Abdi Mohamud Omar Gaar ahaan Ciidanka Liyuuboliska Oo ah kuwa Suurto Galiyey in maanta Deegaanku Kutalaabsado Horumarka Xawliga ah ee kasocda Meel walba Gaar ahaan Degmada Daroor Cadeeyeyna iney Kutimid Dadaalka iyo Daacadnimada Madaxweynaheena Aynu Jecelnahey ee Waxqabadka badan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso