Qoraa Yaasmiin Jaamac Geelle oo Soo bandhigtay Buuga (KOBCIYAHA GARAADKA ARDAYGA) Kaa soo wax wayn katari doona Baahiyaha Dhanka Waxbrashada ee Ardayda Da’dayar:Daawo Sawiro.

Qoraa Yaasmiin Jaamac Geelle oo Soo bandhigtay Buuga (KOBCIYAHA GARAADKA ARDAYGA) Kaa soo wax wayn katari doona Baahiyaha Dhanka Waxbrashada ee Ardayda Da’dayar:Daawo Sawiro.

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu soo Bandhigay Buug Cusub kaasi lagu Magacaabay Buuga Kobciyaha Garaadka Ardayga waxaa buugan Alifay isla markaana Maskaxdeeda uu kasoo Maaxday Qoraa Yaasmiin Jaamac Geelle oo kamid ah Ardayda aadka u Dada yare e wax ka barata Dugsiga Sare Nuuradiin gaar ahaana Fasalka 3,saddexaad ee Dugsiga sare ee Hablaha.

Yaasmiin Jaamac Geelle ayaa waxaa ay Noqonaysa Qoraayada ugu Dada yar Ee Dalkan Jamhuuriyada Somaliland ee Soo mara Taariikhda Iyadoo ku dhiratay isla markaana Qortay Buugan Kobciyaha Garaadka Ardayga Buugan ayaa sida ay sheegtay waxaa ay ugu Tala gashay inay ka Faa’iidaystaan Ardaydan Kala Gedisan eek u jira Marxaladaha Dugsiyada Hoose/dhexe iyo Sare ee Somaliland isagoo Kobcinaya isla markaana kor u qaadaya Aqoontooda Geesta kalena u ah Dhiirigalin Xiliyada Imtixaanka, iyo Wax akhriskaba.

Buugan ayaa waxaa uu Noqonaya kii ugu Horeeyay ee Soo saarto Qoraagan aadka u da’da yare e Reer Somaliland Waa Yaasmiin Jaamac Geelle, Iyadoo Talaabadani ayaa waxaa ay Muujinaysaa Tayada Ardayda Reer Somaliland Kaalinta ay qaadan karaan Horumarinta Waxbarashada JSL.

Advertisement

Ku Xayeysiiso