Xil madhan maamul la an tariikh xumo fahan la an xilka umada codkoodi ay ku siiyen waxqabadka mayarka waxa inogu filan waqtiga roobku da ayo foolxumada jidadka caasimada hargeisa

Xil madhan maamul la an tariikh xumo fahan la an xilka umada codkoodi ay ku siiyen waxqabadka mayarka waxa inogu filan waqtiga roobku da ayo foolxumada jidadka caasimada hargeisa iyo qashinka daadsan jidadka caasimada hargeisa shantii sano ee la doortay oo ay ku egtahay july 2017 waxa u qabsoomay golaha deeganka caasimada harg wadada airport harg halka moyarka berbera uu dhisay 65 wado oo wadada ugu yar ay tahay 8km isha u macalin ah muwaadin aragtida indhahaga ku daawo berbera iyo hargeisa kadib qiime waxqabadka labada gole deegan
Photo file dr buux la soco
Mayarka caasimada hargeisa waxa lagu xasuusan karaa maamul xumada masuuliyad darada tacadiga ganaaxyada culus ee uu dib ugu soo celiyey
Shaqaalahi dhamaan dib looga eryey dawlada hoose ee cunay dhulka danta guud dakhligii iyo bugaagta dawlada hoose ku takri falay isagoo danaynaya dano gaar shaqsiyeed oo ka leeyahay dib usoo celintooda moyarka oo ku sababeeyey soo celintooda in ay yahiin shaqaale waayo arag ah eng maxd hashi isagoo ku soo rogay imtixaankii dawliga ahaa dawlada hoose si loo helo shaqaale tayo iyo aqoon leh
Iyadoo ay caasimada hargeisa soo mareen moyaro kala waqtiyo qaar ah xukumayey caasimada hargeisa ha ahaadeen moyaro waqtigaa laga soo magacaabayey xafiiska madaxtooyada dalka hadana taariikhda iyo soyaalka dalku marna ma hilmaami karo in la xuso waxqabadkii kala du duwanaa ee ay ka qabteen caasimada hargeisa dhiskeeda bilicdeeda arimaha nadaafada caasimada hargeisa moyaradaa ka soo taliyay maamulka dawlada hoose waqtiyadaa mudo xileedkooda moyarnimo

Dawlada hoose hargeisa waa muraayada laga daawado maamulka caasimada hargeisa haday dawlada hoose xumaato taa macnaheedu waxa weeye in ay shacbiga ku nool caasimada harg aanay mardambe ku dhiiran inay ay si fudud u siiyan codka kalsoonida waqtiga doorashooyinka golayaasha deeganka ee inagu soo fool leh labo sano ka dib hadaba waxa waajib inagu ah in aynu xusno soona qaadano maamuladii moyaradii ugu wanaagsanaa ee soo maray caasimada hargeisa iyo heerka waxqabadkii ay ka qabteen caasimada hargeisa waqtiyadii mudo xileedkoodi moyarnimo inagoo soo horaysiin doona eng maxd hashi
Waqtigaa uu la kulmay xilka moyarnimo ee caasimada eng inkastoo ay ahay waqti dalku ku jiro xaalad adag oo aanu si fiican aanu u shaqaynayn maamulka dawladnimo hadana eng maxd hashi waxa uu isla markiiba ka bilaabay in uu wax ka qabto heerka aqooneed ee shaqaalaha ka shaqaynayey dawlada hoose isagoo dib u eegay heerkooda aqooneed waxbarasho dibna uga qaaday imtixaan waxbarasho si uu kor ugu qaado mushaharka ku filaan kara inanka shaqaalaha ah si uu badbadiyo hantida umada kana fogaado laalush iyo musuqmaasaq eng maxd hashi waxa uu u kordhiyey mushaharkii shaqaalahi ku guulaystay imtixaanka dawlada hoose ilaa heer ku filan noolasha isaga iyo caarurtiisa eng maxd hashi markuu helay shaqaale tayo leh waxa uu kordhiyey shaqadii dawlada hoose gali hore iyo galin dambe eng maxd hashi waxa uu culayska saaray dhagaysiga iyo kasbashada shacbiga caasimada ku nool isagoo dhex socon jiray isagoo kaliya si uu u qaato taladan shacbiga ku nool caasimada iyo baahiyadka tabashadooda gaarka eng hashi waxa uu aha moyarkii culayska saaray in uu dib u habeeyo qorshaha dhiska caasimada iyo jidadka caasimada si walba ha ahaate waqtigaas oo aanay suurto gal ahayn nidaamkii maamulkii dawladnimo ee jiray

Eng xusien maxamoud jiciir oo ah moyarkii ugu
nadaafadeed ee caasimada hargeisa ku sugnayd waqtiga moyar xusien jiciir oo ah moyarkii ugu horeeyey eeku yimaada cod dorosho gole deegan inakoo kazoo bilaabayna heerka waxqabad ee arimaha nadaafada caasimada harg iyo kawaanka qashinka iyo maamulka nadaafada caasimada waxa maaraynteeda laha dawlada hoose oo qashinka ka masuul ahayd iyadoo aad dareemi karto waqtigaa goobaha qashinka caasimada uu tuula iyo nadaafad xumadii iyo bilic xumadii isla waqtiga moyar jiciir isagoo eegaya sida ugu haboon ee qashinka caasimada wax loga qaban laha oo ah heer caalami waxa uu ku wareejiyey qashinkii shirkada private sectors oo uu ku gunayn jiray dawlad hoose kaab dhaqaale siday shirkadahaasi usii kordhin lahayeen heerkooda waxqabad sidoo kale waxa uu ka dhex saaray kawaankii caasimada hargeisa oo uu gaadhay qorshahii dhiska caasimada oo uu ku wareejiyey shirkada private sectors markaynu barbar dhigno moyaradii soo maray eng xusien maxamuod jiciir waxa uu ka hir galiyey daafaha caasimada jidad isku xidha degmooyinka caasimada si ay u fududato simxada wado marida jidadkaas oo uu ka hir galiyey dagmo kasta jid gaadhaya dherer 8km isugayn 26 wado oo laami ah ayuu ka hir haliyay caasimada hargeisa
Halka moyar cabbirahmon sotelco oo hada soo dhamaystiraya jidkii ugu dheera ee dawlada hoose wax ka qabatay kaas ooh jidka airport halka july 2017 uu ku eg yahay waqtigii mudo xiloodkoda golahan deeganka markaan lagu darin mudo kordhintan dambe

waxqabadka badnaa caasimada hargeisa moyaradii soo maray marka loo eego heerka maamul waxqabad
: Dr Buux
Fayo-dhawre madax bannaan la soco
buux2010@gmail.com
0634130821

—————————————————————————-

FG: Fikradda Maqaalka Waxay Gaar u tahay Qoraaga, ToggaHerer Looma Tirin Karo

Advertisement

Ku Xayeysiiso