Magaalada Örebro ee dalka Sweden oo Shir Sanadeedka Jaaliyadu Ka Qabsoomay iyo Gudoomiye Cusub oo lagu Doortay

Waxaa magaalada Örebro ee dalka Sweden ka dhacay Maalintii Shalay ahayd Bishuna ahayd 2017-04-08 shir sanadeedkii dalada guud ee jaaliyadaha Somaliland.

Shirkaas oo ahaa mid ay si weyn u soo agaasimeen marti geliyeena HOYGA HIDAHA DHAQANKA iyo MUUSIGA Sweden iyo jaaliyada Somaliland ee magalada Örebro.

Gebogebada Shirkaasna waxa lagu doortay hogaan cusub oo gudoomiye loogu doortay Mudane Mustafe Cabdi Ismaaciil.

Advertisement

Ku Xayeysiiso