Gudaha ka Akhriso : Qabaa`ilka ay ka soo Jeedaan Taliyayaasha uu Maanta Magacaabay Farmaajo

Madaxweynaha Dawlada Federalka Dalkaasi Somalia Md Farmaajo ayaa maanta Magacaabay Taliyayaasha Ciidamada Maamulkiisa Haddaba Waxaanu halkan Idiinku soo Gudbinayanaa Qabaa`ilka ay ka soo Jeedaan Taliyayaasha Ciidamadaasi.

Jen. Jeneraal Cabdixakiin Daahir Sacid Saacid ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa kasoo jeeda Daarood, Leelkase.

Jeneral Axmed Maxamed Jimcaale Cirfiid ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka xoogga dalka wuxuu kasoo jeedaa Hawiye, Habar Gidir.

Jeneral C/llaahi Cali Caanood oo isna loo magacaabay Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka ayaa kasoo jeedo Daarood, Mareexaan.

Xildhibaan C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo loo magacaabay Taliyaha Nabadsugida ayaa ka soo jeeda Hawiye (Xawaadle).

Taliyayaashan uu Magacaabay Farmaajo ayaa dhamaantood ka soo jeeda Hawiye iyo Daarood Halka ay Qabaa`ilka kale ee Soomaalidu ka madhan yihiin Sida Dir ka , Digil iyo Midhifle iyo Beelaha Shanaad

Advertisement

Ku Xayeysiiso