” Reerkii lagu nastee lagu nagaadeeWadajiree nabad gala allhayaw idinka yeel allahayaw idinka yeel”
Dhamaan Hawl Wadeenada Warbaahinta Togaherer Waxay Ay Hamblayo Arooska u dirayaa
Mustafe Xaaji Cali
Iyo
Saamiya Maxamed Haybe
Oo Arooskoodu Axadii Oo ku beegan 02/04/2017 Ka Dhacay Dunalastair Ee Magaalada London Ee Cari Ingiriis.
Hadaanu nahay Hawlwadeenda Warbaahintan Waxaanu leenahay Ilaahay ha isu kiin barakeeyo Kuwii Isku reeya Badhaadhena ku noolada alleh ha idinka dhigo. Sidookale waxaa alleh idiinka baryeynaa Ubax Khayr Qaba Kuwii alleh kala siiyo.
Waxaanu ku soo gabo gabaynaynaa ducadii Rasuulka ee Uu Goobtan ka odhan jiray ee ahayd
Baarakalaahu lakka wa baaraka calayka Wa jamaca Baynakumaa bi khayr aw fil khayr”
Amiin ….. Amiin.. Amiin