Daawo :Dhismihii Waddada-Cad Ee Isku Xidhaysay Hargaysa Ilaa Ina Guuxaa Oo Dib Loo Bilaabay Iyo Munaasibad Maanta Loogu Qabtay Duleedka Konfureed Ee Hargaysa + Sawiro

Waddadan maanta la dhagax-dhigay Oo dhererkoodu dhanyahay 2.5 Km ( Laba Kiilo-Mitir Iyo Badh), ayaa ka bilaabmaysaa Kantaroolka ay ku kala baydhaan Waddada Salaxley Iyo Balli-Gubadle Ilaa Meesha loo yaqaan Siirowga, Sidoo kale waxaa kabis lagu sameenaya Waddada, Halka Biriij-na laga hirgalinayo UUBAALE .

Dhismaha Waddadan ayaa waxaa Fulinayaa Guddida Dhismaha Waddada-Cad .

 

 

Hoos Ka Daawo Khudbadihii Laga Jeediyay Munaasibadii Maanta .

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso