tayo darada daawooyinka dalka dibada uga yimaada

Iyadoo dekadaha iyo airport dalka aanay jirin qalab lagu ogaan karo nooca dawooyinka dalkAa dibada uga imanaya iyo sifaha tixraac sharci ee lagula socon karo nooca daawooyinka dalka sameeyey daawadu noocyada ay ka kooban tahay iyo sifa sharci ee dal ku galinta daawooyinka dalka dibada uga yimaada
Iyadoo daawooyinkii dalka dibada uga imanayey la ogaaday bukahii loo qoray markuu arimo baadhis caafimaad dalka dibada ugu baxay in xanuunkii uu ka cabanayey ay ka badnaatay waxyeelada caafimaad daro ee bukaha caafimaadkiisi ka soo gaadhay daawooyinkii uu isticmaali jiray waqtigii dalka uu joogay taas oo ay sababtay field caafimaad ee dawliga ahaa oo meesha ka baxay
Mushkuladaha iibka dawooyinka dalka oo sii batay waxay sababeen in sii bataan pharmacyadii iyo rugahii caafimaadka daka iyagoo aanay jirin aqoon caafimaad oo ay ku shaqaysanayaan ama sifo sharci dawladeed oo lagula socdo furnaantooda sharci meheradeed
Dawooyinkii oo aan la garanayeyn in ay dalka dibada uga yimaadanan iyadoo taarikhdii hore laga soo badalay oo tariikh cusub lagu soo dhuftay iyadoo aanu jirin qalab casriya oo lagula socon kara tayada dawooyinka dalka dibada uga yimaada
goobahii dr dalku au ku shaqayn jireen ama ay qaliinka ay ku samayn jireen ayaa shaqaale caafimaad oo ajanib ah oo dr sheeganayaa ay ku shaqay nayaan iyadoo ay tahay sharci daro iyadoo ay gacan soo dhawayn ka helaan dar dalka oo ay ka luntay kalsoonidii aqoontii ay soo barteenn iyagoo ku raadinaya ajanibka sumcad ganacsi iyo hanti raadin maxa uu yaala bukahii aan haysan gargaar iyo hanti uu isku daaweeyo iyadoo dalka ay ku soo bateen cuduro aan hore loogu arki jirin taas oo aan odhan karo waxa u sababa baadhis laanta daawooyinka iyo cunyooyinka dalka dibada uga yimaada oo aan tayadooda waxtar aan lala socon waxa aan runtii aad ula yaaba maatida danyarta ah iyo hooyoyinka caruurta ugu dhimanaya ama u jiifa xanuun aanay wax aduun lacageed oo ay ku iib sadaan dawooyin ay ku badbaadiyaan noolasha ubadkooda iyo ganacsatada shirkada daawooyinka dalka ee bil kasta gubaya daawoyin ugu yaraan 3contener ah oo waqtigoodii dhacay iyagoo xaasidnimo iyo imaan la an ugu haya stores halkii 6 bilood marka ay ka hadhay ay u qaybin lahaayeen mch xanaanoyinka caafimaadka bal adba qiyaas imisa hooyo caaruur maati dan yar ah u dhinta daawo la an maalin kasta maxaa sharciga dalka uga yaala dawlada shirkadaha daawooyinka ku huursada bakhaaradooda ma odhan kara ku waasi waa Somali ama muwaadanin
mushkuladaha kale ee aan la yaaba waxa weeye where gudidi minhadlayaasha caafimaadka iyo hayadii tayada dalka

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
buux2010@gmail.com 063 4130821

Advertisement

Ku Xayeysiiso